waxa la i yidhaa warsame Abdi Isak waxaan ahay wiil waxaa aan ku dhashay
magaalada Hargeisa sanadkii 1985 wanaan imika ahay da'daydu 20 years waxanan ahay somalilander
Waxa aan dhashay sanadku markuu ahaa 1985-kii waxa iskuulkii ugu horeeyey aan galay sanadkii
1990 waxanan ka galay Ethoipia waxaanan ku soo dhigtay Ilaa Dugsiga Dhexe hadaba markii lagu soo noqday Somaliland AYaa waxa
aan dibn u bilaabay iskuuulkeygii isla sanadkii 1997 dii markaas oo ka bilaabay galaaska 6 aad isla sandkii 1999 ayaa aan
hadana Ethoipia ku noqday waxaanan galay Collage kaas oo lagu Baranayey computer-ka waxaanan ku soo bartay I.T ga imikana
waan ku shaqeeyaa maansha Allaah waa ilaahay mahadii
 |
 |
marka aan dhameeyo shaqada waan seexdaa
|
Shaqodeyda
waxa aan ka
shaqeeyaa Internet Caffe waxaanan ku shaqeeyaa Repair Pc's waxaanu ku yaalaa Badhtamaha magaalada Hargeisa
waanan jecelahay shaqeyda had iyo jeerna waxaa aan jecelahay in aan si hagar la'aan ah u shaqeeyo una qabto shaqadayda si
daacadnimo ah lacagtana waa save-gareeyaa si aan u helo mustaqbal fiican in the nearest future.......lol.....
|
|
 |
 |
|
 |
waxa aan xiiseeyo
Fisrt waxa aan jecelahay hooday iyo Aabahay waxa kale oo aan jecelahay qofkasta oo ka cabsanaya
Illaahii Abuurtay
Music-ga Movies ka iyana waan daawadaa laakiin kuma badni
waxa aan jecelahay heesaha ay ka mid yihiin
Nagma,dunidan nasteex iyo Hoheey Xalaybaan Habsoo idhiyee
|
 |
|
 |
|
|